Ciidanka Dowladda oo si buuxda ula wareegay Degmada Ceeldheer iyo DF oo ka hadashay

Ciidanka kumaandooska Soomaaliya oo gacan ka helaya iyo kuwa deegaanka ayaa saakay si buuxda ula wareegay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay isaga baxeen dagaalyahanada Al Shabaab. Sida aan wararka ku helnay ciidanka huwanta ah ayaa xalay ku hoyday duleedka degmada Ceeldheer, ciidanka ayaana saakay gudaha u galay degmadaasi markii waagu baryay, waxa … Continue reading Ciidanka Dowladda oo si buuxda ula wareegay Degmada Ceeldheer iyo DF oo ka hadashay